Mas'uuliyadda 99 qof. Darawal bas ahaan, waa tirada dadka uu qaado Mr. Fazal Akbari xilliyada degdega ah.

"Remscheid, Wermelskirchen... dhammaan degmada Rheinisch-Bergisch iyo dabeecada ayaa aad u quruxsan. Aniga oo ah darawal bas, aad ayaan u safrayaa, markaa aagga si aad u fiican ayaan u garanayaa. Aniga iyo xaaskayga waanu shaqaynaa; caruurteena waxay aadaan iskuul. Xidhiidh ayaanu la samaynay oo aanu abuurnay jawi cusub nafteena. Qoys ahaan, waxaan dareemeynaa inaan joogno guriga waxaana dooneynaa inaan qaabeyno mustaqbalkayaga halkan."

Waa nin aad loogu baahan yahay gaadiidka dadweynaha ee deegaanka.


