Maamulka Isdhaxgalka Degmada (Kommunales Integrationsmanagement - KIM) ee Wuqooyiga-Rhine-Westfalia waxay halkaas u joogaan inay kaa caawiyaan isdhaxgalkaaga. Waxaad uga hadli kartaa halkaan dhammaan mowduucyada muhiimka ah: Xaquuqda deganaanshaha, luuqada, shaqada iyo wax badan. KIM waa wadadaada ka qeybqaadashada weyn ee dhammaan aagaga nolosha. Waxaan rabnaa Wuqooyiga Rhine-Westfalia inay gurigaaga noqoto.
Ma joogtay Jarmalka in muddo ah oo aad hadda tahay dege u dulqaatay? Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto "Ogolaanshaha Deganaanshaha Fursadda". Xaaladaha qaar, waxay suurtogelisaa xaquuq dheeraad ah oo deganaanshaha. Waxaad ka heli kartaa xarfaha halkaan.