Haddii aad ku cusub tahay dalka jarmal ama aad waqti hore aad imaatay, KIM waxay halkan u joogtaa inay kaa caawiso la qabsashadaada gobolka North Rhine-Westphalia. Halkaan waxaad ka heleysaa xiriirka shakhsiyeed ee qofka lagala xiriiro degmadaada iyo macluumaad la xiriira dhammaan siyaabaha la qabsashada - oo dhammaantood ku qoron luuqaddaada!
Macluumaadka KIM waxaa loo heli karaa dadka ku lug leh hawlaha isdhexgalka ee gudaha maamulka deegaanka ama machadyada, ama dadka raba inay wax badan ka ogaadaan KIM. Wax badan ka ogow qaabka iyo goobta waxqabadka KIM.