U bood nuxurka ugu muhiimsan

Ku soo dhawoow Nordrhein-Westfalen: Qaabeynta la qabsashadaada si gaar ah 

KIM oo loogu talagalay dadka soo galootiga ah 

Haddii aad ku cusub tahay dalka jarmal ama aad waqti hore aad imaatay, KIM waxay halkan u joogtaa inay kaa caawiso la qabsashadaada gobolka North Rhine-Westphalia. Halkaan waxaad ka heleysaa xiriirka shakhsiyeed ee qofka lagala xiriiro degmadaada iyo macluumaad la xiriira dhammaan siyaabaha la qabsashada - oo dhammaantood ku qoron luuqaddaada! 

KIM oo loogu talagalay Adeeg bixiyaasha Rag/Dumar 

Macluumaadka KIM waxaa loo heli karaa dadka ku lug leh hawlaha isdhexgalka ee gudaha maamulka deegaanka ama machadyada, ama dadka raba inay wax badan ka ogaadaan KIM. Wax badan ka ogow qaabka iyo goobta waxqabadka KIM. 

U dhaadhac xagga sare ee bogga